Wasiir Saaxiib dhaw la ahaa Meles Zenawi oo xabsi la dhigay iyo sababta keentay

Ciidamada la dagaalanka Musuq maasuqa ee dowlada Itoobiya ayaa xabsiga dhigtay Wasiir hore oo katirsanaa dowlada Itoobiya oo lagu eedeeyay in uu musuq maasuqay lacago badan oo dowladu laheyd. Warbaahinta Itoobiya ayaa ku warameysa in shalay gurigiisa laga xiray Bereket Simon oo ahaan jiray wasiirkii hore ee isgaarsiinta dalka Itoobiya , waxaa sidoo kale wasiirkan lala … Continue reading Wasiir Saaxiib dhaw la ahaa Meles Zenawi oo xabsi la dhigay iyo sababta keentay